Muslinka Dhabta Ahi Dadka Ka Nabad Galay!

0
465

Saxaabiga Jariir  Ibnu Abdillahi (Rc), waxa laga wariyey in u yidhi: Nebigu (scw) waxa u yidhi: “Qofka aan dadka u naxariisan Ilaahay umma naxariisto” . Bukhaari , muslim

Cabdilaahi ibnu camar ibn Al-caas (Rc), waxa laga weriyey inu Nebigu (scw) :
“Muslimka dhabta ahi waa ka carrabkiisa iyo gacantiisaba muslimiintu ka nabad galaan, Muhaajirka dhabta ahi waa ka taga wixii Allah (sw) ka reebay “. Bukhaari, muslim.

Saxaabiga Abuu Hurayrah (RC) Wuxuu yidhi: Rasuulka Allah (scw) wuxuu yidhi: ‘Ummadaydu Jannaday wada gelayaan kii diida mooye. Waxaa la waydiiyey: Rasuulkii Alloow (scw) oo waa kumaa diidaya? Rasuulka Allah (scw) wuxuu ku jawaabay: “ Qofkii i adeecaa Jannaduu geli doonaa, qofkii caasi igu noqdaana waa qof diiday (oo Jannada ma gali doono). (Bukhaari)

 

Leave a Reply