Xalka Ay Ka Gaadheen Furiinka!

0
340

Dunidan arimaha ugu yaaabka badan ee guurka waxa ka mid in dalka latin Amerika ku yaal ee FIJI marka nin ku doonayo inuu guursado uu u tegyo gabadha uu rabo aabaheed.

Aabaha ayaa shardiga uu ku xidhaa yahay in xayawaanka badda ku jira ee  Nibriga u ilkihiisa u keeno. Ninka ayay ku qaadata wakhti badan siduu uu arinkaasi u samayn lahaa. Waxaana la sheegay inay arintan ula jeedaan in la xaqiijiyo inuu kalgacal run ah u qabo guurka iyo in aan raggu ku degdegin furitaanka gabadha uu guursado.

Dalka Monogoliya aya iyana habeenka arooska caruurska iyo caruusadda digaag yaryar uu keenay, kuwaasi oo ay qalaan labadoodu. Markaasi ayaa la eegaa beerkooda, haddii uu noqdo mid wanaagsan oo caafimaad qaba sidaasi ayuu ku dhamaadaa oo arooska lagu bilaabaa, haddii kale waxa la cayimaa maalin kale oo aroosku dhacayo iyagoo arinka uu arkan  faalka wanaagsan ee arooska.

Leave a Reply