Gudida Diwaangalinta Ururada oo soo saaray Jadwalka Kormeerka gobolada iyo Hubinta Kunka Qof

0
242

Hargeysa(Dawan):- Gudida diiwaan gelinta ururada iyo ansixinta asxaabta qaranka,ayaa soo saaray jadwalka kormeerka xarumaha gobolada ay ku leeyihiin ururadu iyo hubinta kunka qof ee madax taabashada ah ee laga doonayo in ururadu ay ku soo bandhigaan gobolada.

 

Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay  Guddoomiyaha gudida diiwaan gelinta ururada siyaasadda iyo asxaabta qaranka Siciid Maxamed Cilmi,ayaa u dhignaa sidan.

 

“Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa jadwalka kormeerka xarumaha gobolada ee ururada siyaasadda iyo hubinta kunka qof kaas oo bilaabmi doonta 20 Oktobar.”

 

Haddaba halkan hoose kaga bogo jadwalka goboladu siday u kala horreeyaan.

 

Leave a Reply