Guushaydu Waa Marka Saxiib Cusub Kasbado”

0
169

Madaxweyinhii hore ee Maraykanka Abrahm Lincoln oo ah ragga loogu jecel yahay dalka Maraykanka waxa uu talada dalkaasi qabtay 1861-1865. Waxaana uu ahaa madaxweynihii 16aad , shaqadiisu waxa ay ahayd Qareen. Abrahm Waxa uu dalkaasi hogaaminayay markii uu ka socday dagaalkii sokeeye ee ugu weynaa ee dhiiga badani ku daatay.

Lincoln inkasta oo dhibaatadaasi jirtay haddana wuxu xoojiyay midnimada waxaana uu baabiiyay adoonsigii bulshada madow lagu hayay.  Waxa uu awood u yeelay dawladda federaalka ah, dhaqaalaha dalkana waa uu casriyey.

Abraham oo ah mid aad loo jeclaa oo furfuran ayaa la weydiiyay sababata waxaana uu ku  jawaabay “ Kuwa cadowga ii ah waxaan ka dhigtaa saaxiib”.      Sababaha guushiisana wuxu kaga jawaabay: “ Weligay qof wax la iiga sheegay uma rumaysan”, waana sababta guushayda. Maalinta aan guulaystaa waa maalinta aan saaxiib cusub helo.

 

Leave a Reply