Dhimashada Filim Qaadaysha Ka Yaabisay

0
232

Gareth Jones oo ahaa jilaa filimada dhiga oo dalka Ingriiska u dhashay ayaa sanadkii 1958 ku metelayay Filim inuu ku dhacay wadno xanuun. Laakiin waxa yaab noqotay in isla wakhtigaasi uu si rasmi ah ugu dhacay wadno xanuunku iyadoo kamaradii laga duubayo.

Nasiib daro may jirin cid isku deyday inay dhakhtarka ugu yeedho maxaa yeelay waxa loo malaynayay inuu weli filmkii metelayo.

Gareth ayaa halkaasi ku naf baxay taasina waxay mucjiso iyo yaab ku noqotay filim duubayaashii iyo dhamaan intii filimka ku jirtay sida qisadii filimka ahayd ay mar qudha isugu bedeshay qiso dhab ah.

 

Leave a Reply