Wax Ka Maqan Ayuu Qof Kasta Tebaya!

0
272

Qoraagii Ingiriiska ah caankana noqday ee George Bernard Shaw  ayuu maalin nin kale oo ahaa Qoraa qab weyn ku yidhi : “ anigaa kaa wanaagsan , maxaa yeelay adigu waxaad wax u qortaa si aad lacag u heshid aniguna waxaan wax u qoraa sidii aan sharaf u heli lahaa “. Qoraaga Bernard ayaa si  degdeg ah ugu jawaabay oo yidhi  “ Waa runtaa, labadeenaba mid kastaa waxa ka maqan ayuu raadinayaa, sharaftuna waa wax kaa  maqan”.

Leave a Reply