Abaalka Qofka Daacadda Ah!

0
337

Nin lagu magacaabo Ralob oo 44 jir ah oo u dhashay dalka Thailand oo ka mid ah dadka saboolka ah ee aan guryaha lahayn ayaa  ka dhex helay kiishad ay ku jiraan $ 580 iyo Credit Card Tareenka dhulka hoostiisa marayay oo la socady.  Inkastoo oo uu sabool ah haddana shandaadasi iyo alaabtii kaleba wuxu geeyay saldhiga booliiska.

Shandadaasi iyo Credit Card waxa yeeshay nin wershad leh oo hantiile ah, sidaad awgeed waxa uu Ralob Wershadiisa ka siiyay shaqo mushaharkeedu yahay bil kasta $ 317, iyo weliba guri uu dego madaama anu guri lahayn. Aaminaadiisa ayaa keentay inuu ku helo shaqo iyo guri..

Leave a Reply