Baniiโ€™Adamku Aduunyo Kama Dhergo!

0
379

Ibnu Cabbaas iyo Anas ibnu Maalikย (Rc) waxaa laga soo xigtay in Nebiga (SCW) yidhi: โ€œ Banii Aadamku hadduu helo webi dahab ah, wuxuu jeclaan lahaa inuu labo yeesho, afkiisana (damaciisa) waxaa kaliya oo buuxin kara waa ciidda qabriga (taasi waa markuu dhinto) Allana waa ka toobad aqbalayaa kii toobad keenaโ€. (Bukhaari iyo Muslim)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here