Maxkamadiina Waxa Lagu Hayaa Xumaan Keliyaโ€

0
822

Nin ayaa la soo taagay maxkamad , markii uu soo galay Qaadigii ayuu u dhiibay Buug uu ku soo qorayย  dhamaan xumaantii iyo wanaagyadiisa uu sameeyay, si xaakinku u arko in aanu weligii denbigan lagu soo oogay oo aanu shaqo ku lahayn.

Qaadigii ayaa ku yidhi markii uu akhriyay Kitaabkaย  โ€œ Kani waa kii Qiyaamaha, maanta waa aduunyo โ€œ.

Ninkii ayaa isaguna ku jawaabay โ€œ Waad ka dhib badan tihiin Qiyaamaha, maxaa yeelay Qiyaamaha waxa la keenayaa wanaagii iyo xumaantiiba, laakiin idinu waxaad meesha ku haysaan xumaan keliyaโ€

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here