Qaabkii Iyo Farsamadii Lagu Joojiya Ciidanka Hitler!

0
193

Markii ciidamadii Jarmalku ay qabsadeen qaybo weyn oo ka mid ah Ruushka, ayay xukuumadda Mosco ka fikirtay habab ay iskaga difaacado duulaanka Hitler ee Mosco ku siqaya.

 

Dagaalkii labaad wuxu ahaa mid dad, xayawaan iyo duunyob  aan loo tudhayn, sidaas awgeedna  Ciidamada Ruushka ayaa quwadii Jarmalka oo u badnayd Taangiyo kaga hor tegay fikarad cusub. Xukuumadda Ruushka ayaa soo ururisay Ey ay ku xidhay miinooyinka Taangiyada (Anti-tank) kuwaasi oo ku qarxayay.

 

Waxaana uu suurta gashay in ciidamada Ruushku ay fikradan ku buburiyaan 300 Taangiyada dagaalka ee Jarmalka ah kuwaasi oo hakina ku sameeeyay, Ciidankii Hitler.

 

 

 

Leave a Reply