Runta Iyo Xaqiiqda Dhabta Ah

0
493

Nikita Khrushchev Wuxu ahaa hogaamiyihii Ruushka sanadadii 1953-1964, wakhtigii dagaalka qabow. Waxaana uu ahaa madaxweynihii xukunka la wareegay markii uu dhintay Istalin . Khoroshof ayaa sanadkii 1956 Baarlamankiisa lagu magacaabo Duma khudbad ujeediyay. Wuxu ahaa shirkii 20aad ee xisbiga shuuciga ah,ย ย ย ย ย  Wuxu aad u cambaarerey denbiyadii u galay madaxweynihii ka horeeyay ee Istalin iyo dhibaatadii uuย  shacbiga u geystay.

Markii uu dhameeyay hadalka waxa loo dhiibay waraaq usoo qoray mid ka mid ah xubnihii Baarlamanka ee shirka fadhiyay.ย  Waxaana ku taallay โ€œ Maxaad hadalkaasi uga hor odhan weydayย  Istalin, adigoo ka mid aha ragii ugu wayna xisbiga uguna dhowaa isagaโ€.

Koroshof ayaa qoslay ka dibna wuxu codsaday in ninka warqada soo qoray isa taago. Markii uu qofna istaagi wayay ayuu ku jawaabaay โ€œ Waan baqday sidan aad adiguba hadda u baqatay.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here