Hambalyo Aroos wacan

0
469

 

Gudoomiyaha Dawan Media Group Md. Maxamed Axmed Jaamac, Gud-

Xigeenka Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale), Tifatiraha Wargeyska DAWAN

Axmed Maxamed Saleebaan, Tifatire-xigeenka Wargeyska Dawan Faysal

Xiis Weerar, Tifatiraha Wargeyska The Horn Tribune Maxamed-nuur

Axmed Cige Boodhle, Tifatire-xigeenka THT, Maxamuud Cali Sh Maxamed

(Walaaleye), Tifatitaha Wargeyska Qarni-Ifriiqiya Cabdicasiis Maxamed

Xasan, Deeqa Axmed Cabdillahi, Amaal Axmed Maxamed, Sagal

Cabdiraxmaan Xasan, Shugri C/Salaan, Foosiya Maxamed iid, Nuura

Ismaaciil, Maazim Xasan Ibraahim, Yuusuf Cumar Hindi, Yuusuf Maxamed

Xasan, Good Maxamed Good, Cabdillaahi Siciid Muxumed, Siciid

Maxamed Askar, Maxamed Khaliif Cabdi, Khadar Maxamuud Qeylo-weyne,

Khadar Maxamed Xaashi, Khadar Cabdi Muuse, Mustafe Sulub, Liibaan X.

Cali Raabi, Sacad Cabdi Muxumed, Mustafe Maxamed Cabdillahi,

Cabdiraxmaan Maxamed Hurriye, Cali Axmed Dhigane, Cadnaan Bile

Jaamac, Warsame Yaasiin, Ibraahim Axmed Maxamuud, Maxamed Yuusuf

Adan, Cumar Maxamed AwFaarax, Maxamed Inraahim Salaad, Cabdinajiib

Claahi Caray, Yaasin Cabdi Jaamac, iyo dhamaan

shaqaalaha DAWAN Media Group, waxay hambalyo Aroos  wacan u dirayaan Boqorka iyo Boqorada Boqorre Axmed Cabdi iyo Salma  Cabdiraxmaan Daahir oo Habeen hore ku aqal galay caasimadda Hargeysa.

Waxaanay qoyska aqal galay ALLE uga baryayaan in uu guurkooda ka dhigo guur lagu badhaadho oo wiil iyo caano gabadh iyo caano ALLE ka dhigo oo farxad ku wada noolaada.

 

Leave a Reply