Xikmadaha

0
213
  • Dugsigu wuxu ku baraa casharo , ka dibna ku itixaama, laakiin Noloshu way ku imtixaantaa markaasi ayay wax ku bartaa. Marka Dariiqa uu marayo Caajisku waxa raaca Fakhriga. Inta aanad jebin shay qurux badan Ogow in Shayna aanu noqon sidii uu ahaa
  • Ha yaraysan ducada kan dulman, waxa laga yaabaa inay taasi kaa dhigto kan dadka ugu itaalka daran.
  • Qiimaha qofku wuxuu ku jiraa, inaad baahidaad qarsato ilaa ay dadku kuu qaataan inaad tahay mid hodan ah. Inaad Qarsato cadhaadaada ilaa  laguu qaato inaad  faraxsan tahay.  In marka xaaladdu kugu xumaato aad qarasato ilaa loo qaato in xaalkaagu wanaagsan yahay.
  • Noloshu waa mid soconaysa haddii lagu amaano iyo haddii lagu dacaayadeeyo ee haka dhigin yoolkaaga mid ku xidhan Aadami ay ku niyad jabto.

Leave a Reply