Dhiigga Boqoradu Waa Mid Gaar Ah!

0
142

Boqoradda Ingriiska ayaa caadooyin cajiiba leh, waxaaan ka mid in boqoradu galabnimada Sabtida ay qoyskeeda oo dhami isugu yimaadaan qolkii ay hubka Hindiya laga soo ururiyay dhigan jirtay boqoradii Victoria., waxaana ay halkaasi ku daawadaan Filim.

 

Waxa kale oo ka mid ah caadooyinka boqoradda in Elizabeth  marka uu soo dhowaado ciida masiixiga inay dadka shacabka la raacdo Tareenada caadiga ee ay addegsadaan shacabku, gaar ahaan kan ay kuraasidiisa hore qiimaheedu yahay 83 Gini.

Waxa kale oo iyana yaab leh in qoyskeeda qaarkood aan loo ogolaan inay boqoro noqdaan, maxaa yeelay waxa lagu diida dhiigooda. Sida Kate Middleton oo ah gabadha boqor William, oo la sheegay in aanay lahayn dhiigii boqorada

Leave a Reply