Xaqiiqda Waxa Ay Ku Sheegtay Dardaarankeeda!

0
115

Islaanta Chaine Voster ayaa markii ay aragtay inay halis ugu jirto inay dhimanayso qoyskeeda u sheegtay lacag aad u badan oo ay kayd ahaan u haysatay.

Waxayna u tilmaantay halka lacagtaasi ay dhigtay oo ah makiinadda dawaarka hoosteeda. Ka dib markii ay dhimaatay 3 maalmood ka dib ayaa wiil ay ayeeyo u ahayd ka qaaday goobtii ay taallay  makiinadda dawaarka waxaana uu hoostiisa ka soo saaray lacag dhan 3 malyuuna oo doller.

 

Islaanta ayaa ku shaqaysan jirtay farsamada sawirka taaso oo aad loola yaabanaa marka horeba meesha ay marto lacagta ay shaqaysato oo ahayd mid aad u badan,  ka dib markii la waayay account banka ku leedahay. ( Sad-online)

Leave a Reply