Koox diimeedka lagu magacaabo Shintu ayaa la sheegay inay tahay tan go’aamisa dhamaan hawlaha ay fulinayso dawladda Japan. Kooxdan ayay xubno ka yihiin ra’iisal wasaaraha dalka iyo xubnaha golaha wasiirada. Kooxadan waxa tiradoodu gaadhaysaa 38 kun. Waxaana ay aaminsan yihin in dadka reer Japan ay ka sareeyan dhamaan dadka dunida kale. Waxaana ay asaasantay sanadadi todobaatanaadkii. Waxa kale oo kooxdani aaminstay wadaniyada iyo in boqortooyada amaradeeda la fuliyo oo ay lahaato haybad sare. Laakiin waxay si weyn uga soo horjeedaan dastuurka dalkaasi oo ah mid la sameeyay dagaalkii labaad ka dib oo ah markii dagaalka lagaga adkaaday iyagoo u arka inuu duleeyay Japan. Waxa kale oo ay aad u neceb yihiin dadka ajaanibta ah. Qoraaladooda waxay ku sheegaan halku dhiga ah “ Dastuurkayagu xaq nama siiyo ee dalal kale ayu nooga dhigay adoomo hoos jooga.”

0
131

Koox diimeedka lagu magacaabo Shintu ayaa la sheegay inay tahay tan go’aamisa dhamaan hawlaha ay fulinayso dawladda Japan. Kooxdan ayay  xubno ka yihiin ra’iisal wasaaraha dalka iyo xubnaha golaha wasiirada.

Kooxadan waxa tiradoodu gaadhaysaa 38 kun. Waxaana ay aaminsan yihin in dadka reer Japan ay ka sareeyan dhamaan dadka dunida kale. Waxaana ay asaasantay sanadadi todobaatanaadkii. Waxa kale oo kooxdani aaminstay wadaniyada iyo in boqortooyada amaradeeda la fuliyo oo ay lahaato haybad sare.

Laakiin waxay si weyn uga soo horjeedaan dastuurka dalkaasi oo ah mid la sameeyay dagaalkii labaad ka dib oo ah markii dagaalka lagaga adkaaday iyagoo u arka inuu duleeyay Japan. Waxa kale oo ay aad u neceb yihiin dadka ajaanibta ah. Qoraaladooda waxay ku sheegaan halku dhiga ah “ Dastuurkayagu xaq nama siiyo ee dalal kale ayu nooga dhigay adoomo hoos jooga.”