Guushu Waa Adeegsiga Caqliga!

0
199

Nolosha Kaymaha wax kastaa waa suurtagal, mana jirto wax mamnuuc ah . Dagaalada dhex mara xayawaanada kaymaha ayaa ku dhamaada in ka xooga weyn guulaysto Sumacddana waxa leh kan xooga weyn.

Laakiin markan Dameer dabadeed ayaa xaqiijiyay in geesinimada iyo caqli badnaantu ay ka waxtar badan tahay adeesiga xoogga.ย  Dameer dabadeedkan aya libaax Gool ah oo doonaysay inay cunto iska difaacay isla markaana u xeeladeeyay, wuxuuna ku khasbay inay ka baxsato goobtii.