Xikmadaha Iyo Dareenada Kal Duwan!

0
229

Qisada 1aad: markii uu sexexxay heshiiska Nus malyuun doller ayuu gaadhigiisa daaqada furay oo koray, wakhtigaasina darawalkiisa baahan ayaa telefoon kula hadlayay wiilkiisa isagoo u sheegayay inuu dukaankii ay biilka ka sii qaadeen jireen kacay oo maanat aan waxba la Karin. Waa sidaasi aduunyadu laakiin waa inaad ogaato dareenka dadka kugu xeeran.

Qisada 2aad: Markii uu griga ka soo baxay ayuu arkay gadhigiisii cusbaa oo dhawr meelood musbaar lagaga dalooliyay. Waxaan ag taagna wiilkiisa yar oo sita musbarka.ย  Isagoon dareenkiisu bedellan yahay ayuu wiilkiisa garaacay ilaa uu gacanta midig ka jabay.

Markii uu ku soo noqday gaadhiga ee uu eegay wiilka yari gaadhiga wuxu ku musbaarka ku dalooiyay qoraal ah โ€œ Aabo waan ku jecelahay โ€œ . Weligaa degdeg ha u jawaabin.

Qisada 3aad: Xaakinka aya sheegay inuu ku xukumay sadex maalmod oo xadhig ah. Ninkii miskkiika aha ayaa yidhi : oo maxaad iigu xkuntay 3 maalmood anigoon denbi gelin.

Xaakinka ayaa ku yidhi : Waxaan kaaga dhigay sadex bilood.

Miskiinka oo waayo ? .. Xaakinka waxaan kaaga dhigay 3 sanadood oo xadhig. Askriga ayaa ku soo booday miskiinka ooku yihdi aamus yaan lagaag badine markii uu araky dareenka qaadiga oo bedelan. Sidaasy ayay mara badan u dhacdaa in lagu xadgudbo awoodaha qofku hayo.