Farxaddu Maaha Helidda Shayga Ka Maqan!

0
168

Inta badan marka aan rabno shay in aan xukun saaro waxa ugu horeeya ee aan wax ku dhisno shaygaas waa muuqaalkiisa guud. Kadibna waxaa halkaas ka dhasha inuu yahay shaygaasi mid inaga maqan oo aynaan haysan, markaasi ayaynu bilowno ruuxa haysta in aan xaasidno!..

Laakiin sida runta ah hadii aan ogaan lahayn qofka shaygaas haysta iyo xaalada uu ku noolyahay waxaan odhan lahayn “alxamdu’lilaah” waxaan allah ka baryi lahayn in aan allah isagoo kale inaga dhigin!  Waxaana fiican in aan ku qanacno wixii Allah ina siiyay kuna mahadnaqno.