Xikmadaha

0
94
  • Ha murugoon, murugadu waxa ay sababtaa in uu jidhkaagu diciifo.
  • Hana noqon mid wakhti kasta doorbida waxay naftiisu jeceshahay oo keliya.
  • Isku day inaad u ixtiraamto dadka kale sidaad u jeceshahay in laguu ixtiraamo.
  • Dadku waxay kugu jeclaanayaan, deeqsinimo badan, wanaag aad u samayso.
  • Jaarkaagu wuxuu kugu jeclaanayaa , waji furfurnaan , dhaqan wanaagsan.
  • Allaha wuxu jecel yahay kan ugu cabsida badan
  • U fur qalbigaaga wax kasta oo wanaagsan.
  • Ka xidh indhahaaga wax kasta oo xumaan ah, waad liibaaniye