Malaha Xumi wuxu Burburiya wanaag Kasta!

0
94

Xadiis uu Abuu Hurayrah (Rc) Warinaayo waxa uu ku yidhi: “ Nebigu (scw) Waxa uu yidhi: “ Iska ilaaliya  malaha (malo awaalka) waana waxa been u weyne. (Bukhaari & Muslim).

Xadiis uu Abuu Hurayra (Rc) Warinaayo waxa uu yidhi: “Nebigu (scw) Waxa uu yidhi: “ Iska Jira xaasidnimada, maxaa yeelay xaasidnimadu waxay u cuntaa xasanaadka sida dabku u cuno xaabada”. (Abuu Daawuud).

Malaha Xumina waa xanuun burburiya wax kasta oo wanaagsn