Xadiiska Maanta.

0
118

Rasuulka Allah (scw) wuxuu yidhi: “ Waxaad dabageli doontaan dhaqamada dadkii idinka horeeyey taako taako iyo dhudhun xataa haday god abeeso galaan waad ka daba galeysaan”.

Asxaabta Rasuulka (Rc) ayaa ku yidhi “ Rasuulkii Allow ma Yahuud iyo Nasaara kuwa aan daba galeyno?. Markaasi Ayuu Rasuulka (scw) yidhi:  Hadaa ayo kale ?

Waa in aan iska ilaalina inaan dhaqankeena iyo akhlaaqdeena wanaagsan ee Islaamka ah bedelo inagoo ku daynayna dhaqamo shishiiye oo diinteena ka hor imanaya.