Xikmadaha Maanta

0
126
  • Hak degdegin xukunka qofka, waxaad dulmiya kartaa qof wanaagsan, waxaana aad kor u qaadi kartaa mid khariban
  • Nebi Muse (cs) isagoo Ilmo yar ah ayay badu badbaadisay oo nabad galisay, Fircoona isagoo awood badan oo ciidan xoogan wata ayay badu hafisay, maaha awoodaada, xikmadu waa in Allah (sw) kula jiroโ€
  • Hadii aad doonayso inaad saaxiib barato safar u raac, waxa kuu muuqan doona wax kasta oo uu qariyo, safar waxa loo yidhi waxa ku raaca akhlaaqda iyo anshaxaโ€
  • Hadii dadku ku soo weeraraan adigoo xaq ku taagan , farax maxaa yeelay waxay qirayaan inaad guulaystya oo aad wax raadaynayso, waayoย  Eyga bakhtiyay qofna ma shiido.

 

  • Haddii Biyuhu hadlayaan waxay ku odhan lahaayeen kuwo badan qalbiga maydha jidhka intaanad maydhin.