Waxa Jira Dhinacyo Kale Oo Muhiim Ah!

0
77

Wuxu ahaa aabe qoyskiisa maalin kasta webiga uga sooย  dhaamin jiray biyaha kuna soo qaadi jiray origa uu garbihiisa ku xidhay labadiisa weelka ee biyaha ku jiraan.

Midkooda labada weelka ah waa uu daloolay oo biyaha ayuu daadin jiray waxaana gurigaย  gudihiisa uu soo gaadhsiin jiray kala badh intii uu webiga ka soo dhaamiyay. Laba sano markii uu waday ayuu weelkii daloolay la hadaly oo ku yidhi :โ€ Waxaan la yaabay dadaalkaaga haddana cidladda ku dhaamanaya, maalin kasta biyaha aad igu qaado kala badh way daataanโ€.

 

Aabaha oo faraxsan ayaa oo ku yidhi weelkii daloolay :โ€ Miyaanad u fiirsan ubaxyada dariiqa guriga qurxiyay iyo khudaarta baxday ee ay soo saareen biyuhuโ€.ย  โ€œMidhaha gurigayga ka baxay adiga ayaa waraabiya aniguna waan gurtaaโ€.

Haddii aanad daloolin midhahaasi iima bexeen, waana aan ugu talogalayโ€. Waxa muhiim ah inaan ogolaano ficilada ay samaynayaan dadka aan la noolahay, wayo dhinaca aan arkayno maahe, dhinacyo kale ayaa jira oo isaguna muhiim ahโ€.