- Dadka mabaa’dii’da lihi waxay noolaan boqolaal sano, kuwa danaha dhow lihin waxay dhintaan boqolaal jeer
- Qofka guulaystaa waa midka ku raaxaysanaya waxa uu qabanayo ( Dell Kerny)
- Ha la dagaalamin qof aanay waxba ka khasaarayn ( Hitler)
- Qof aan maanta diyaar ahayn, berina diyaar ma noqonayo
- Nolosha maad baran, hadaad mar kasta aaminto inaad saxan tahay
- Baro sabirka noloshu mar kasta maaha sida aan rabno
- Isfaham la’aan yari yay kaa burburin saaxiibtinimo wayn.
- Marka aad aragtid in aad qalad gashay si dhaqso ah u sax.
- Si degan u hadal, laakiin si dhakhso ah u fikir