Xikmadaha Maanta

0
67
  • Qofka waa inuu qabtaa waxa ku waajiba; inkasta oo ay jirto caqabado, khataro iyo cadaadis taasina waa aas-aaska anshaxa wanaagsan.
  • Qofka noloshiisu waxa ay qiimo leedahay inta uu qiimo ku kordhinayo nolosha dadka kale. waa jacayl, saaxiibtinimo iyo naxariis.
  • Ficiladu marwalba waxay cadeeyaan sababta ay erayadu micnaha u sameeyaan.
  • Naxariista waa aas-aaska Akhlaaqda wanaagsan.
  • Inta aad nooshahay wax kasta waa suurtogal
  • Way wanaagsan yihiin dadka u hanqal taaga ka dhabaynta waxaan suurtogalka u muuqan
  • Noloshu haddii ay horumar weydo, waxa ay noqotaa sida shimbir baalku ka goโ€™ay
  • Ogoloow in wax kastaa kugu dhacaan, samaan iyo xumaanba, laakiin yaanay kaa waabin in aad hore u sii socoto, adiga oo aan dareemayn in aad dhammaadkii joogto.