Ximadaha Maanta

0
80
  • Mugdigu kaamo saaro gudcurka, laakiin Iftiinka ayaa ka saara mugdiga.
  • Nacaybka laguma baabiiyo nacayb, kalgacalka ayaa baabiiya nacaybka
  • Murugadu ma keento wax maqan, cabsiduna ma hagaajiso mustaqbalka, werwerku ma xaqjiiyo guusha. Laakiin Nafta degan iyo qalbiga raalida ka Allah (sw) ayaa ah sacaadada iyo nolosha wanaagsanโ€.
  • Ha rumaysan beenta aad jeceshahay in laguu sheego, hana necbaysan runta aanad rabiโ€ . Muhiim maaha inaad noqoto mid weyn si aad dulqaad u yeelato, laakiin waxa muhiim ah inaad dulqaad yeelato si aad u noqoto mid weynโ€.
  • Ma jiraan waxa ku diidiya inaad dhoola cadayso, mana jirto wax kugu khasbaya inaad murugooto, waayo noloshu waa is gedgedi. Shalay way tagtay, berina waa wax qoranโ€.