Xikmadaha Maanta

0
69
  • Haddii aad sax tahay uma baahnid inaad aad xanaaqdo, haddii aad khaldan tahayna xaqba uma lihid inaad xanaaqdo.
  • Dulqaadka aad naftaada u muujisa waa kalsooni, kana aad qoyskaaga u muujisaa waa kalgacal, nooca dulqaad ee aad bulshada kale u muujisaana waa qadarin iyo xushmad.
  • Weliga ha kafekrin dhibaato aad soo dhaaftay, waxay kugu abuurta dareen xun, wax soo socdana ha ka fekrin waxay kugu abuuri kartaa cabsi mustaqablka ah. Wakhtiga aad joogto ka faaโ€™iidayo.
  • Dhibaato kasta oo aad soo marta waxay ka dhigta qof jabay ama qof sii jiri kara oo xalilaya dhibta. Hadafkaaga iyo dadaalkaaga ayaa ka dhigaya guulasyte ama fashilme.

Ha raadin qof weji qurux badan, laakiin raadi qof qalbi wanaagsan, maax yeelay waxa kasta oo qurux badani ma wanaagsana, laakiin wax kasta oo wanaagsani way qurux badan yihiin