Isbedelka Waayaha Nolosha!

0
200

Walt Disneyย  wuxuu ahaa ganacsade iyo filim soo saare Maraykan ah oo ku dhashay sanadkii 1901 Chicago, wuxu ka shaqayn jiray wargeysa dalkaasi ka soo baxa. Agaasimaha wargeyska ayaa shaqada ka eryay isagoo sheegy in aanu lahayn curinta fikrado cusub oo lagu horumarin karo wargeyska iyo sheekooyin mala awaal ah oo xiiso leh.

 

Laakiin Walt markii taasi ku dhacday muu quusan wuxu goโ€™aansaday inuu noqdo qofย  leh curinta qisaska khayaaliga ee filimada laga sameeyo inkasta oo uu marar badan ku fashilmay .

Laakiinย  Mr.Walt ugu danabaystii wuxu curiyay sheekadii uu ku caan baxay ee filimka laga dhigay ee la odhan jiray Barafka Cad โ€œ Snow Whiteโ€ .

 

Maanta Mr.Walt isagoo dhintay sanadkii 1966 haddana shirkaddiisaย ย Walt Disney Companyย waa tanย  dunida ugu horaysa sheekooyinka khayaaliga ah ee la xiiseeyo filimadana laga sameeyo dunida oo dhan.Qofka aadmigu ma jirto waxaanu samayn Karin keliya waa dadaal iyo in aanu niyad jabin marka uu ku fashilmo.ย  Xikmaduna waa โ€œ Marna Rajada gaadhidu yaanay kaa luminโ€.