Xikmadaha

0
81
  • Dadka guuleystaa had iyo jeer waxay raadiyaan fursado ay ku caawiyaan dadka kale. Laakiin Dadka guul daraystaa waxay mar kasta isweydiiyaan, ‘Maxaan ka faaโ€™iidaya anigu?’

 

  • Ha barbar dhigin noloshaada ta dadka kale. Ma jiro isbarbardhig ka dhexeeya qorraxda iyo dayaxa. Mid kastaa Waxa uu iftiimaa oo dhalaalaa marka uu wakhtigiisu joogo!

 

  • โ€œSiyaasaddu maaha ciyaar. Waa hawl adagโ€. Winston Churchil

 

  • Haddii aad dhamaytirnaan raadiso weligaa naftaadu raali noqon mayso.
  • Qiimaha kalgacalka iyo nabadda ma garanaysid, ilaa aad cabsida iyo nacaybka barato.
  • Haddii cagtaadu dhulka raad ku reebto, carabkaaguna wuxu raadeeya qalbiyada dadka, haddab qofna ha dulmiyin, ha xaqirin, hana xaman
  • Runta ha diidin una ogolow in ay run tahay.
  • Ogoloow in wax kastaa kugu dhacaan, samaan iyo xumaanba, laakiin yaanay kaa joojin in aad hore u sii socoto.

Sida keliya ee isbeddel dhacaa uu macno kuugu samayn karaa waa in aad la-jaanqaaddo