Nin hantiile ah oo xoolo badan lahaa ayaa nin weydiiyay oo ku yidhi:
“Miyaad cabsi ka qabtaa in hantidani kaa dhamaato ?” Hantiilaha ayaa ku jawaabay: ” Xoolahani waa risiq Allah, awood uma lihi. Ilaahay ayaana ilaaliya, mana cabsado.”
Xikmadda: Kalsoonida iyo Talosaarashada Ilaahay ayaa kaa xoreyn karta welwelka.
Qofka talo saarata Allah ayaa ku Filan.