Isku Aadka Kulamada Wareegga 32-ka ee Koobka Adduunka iyo Xulalka Waaweyn ee Gudbay

0
50

waxa la xaqiijiyay kulamada Wareegga 32-ka ee Koobka Adduunka 2026 kaddib markii la soo gabagabeeyay kulamadii heerka Group-yada ee la ciyaaray Habeenimadii sabtidii. Xulal loo saadaalinayay inay koobka ku guuleystaan sida France, Argentina, Germanyiyo Brazil ayaa  xaqiijiyay u soo bixitaankooda wareegga bugbaxa.

Sidoo kale waddamada martigelinaya tartanka ee America, Canada iyo Mexico ayaa iyaguna gaadhay Wareegga 32-ka. Xulalka Africa ayaa wacdaro ka dhigay tartanka iyaga oo 9 ka mid ah 10-kii xul ee ka qayb galay ay u gudbeen wareega xiga ee tartanka.

Halkan kaga bogo kulamada wareega 32 oo buuxa

France vs. Sweden

USA vs. Bosnia

Switzerland vs. Algeria

South Africa vs. Canada

Netherlands vs. Morocco

Portugal vs. Croatia

Spain vs. Austria

Belgium vs. Senegal

Brazil vs. Japan

Ivory Coast vs. Norway

Mexico vs. Ecuador

Germany vs. Paraguay

Argentina vs. Cape Verde

Australia vs. Egypt

Colombia vs. Ghana

England vs. DR Congo