Hargeysa (Dawan) Hal qof ayaa ugu geeryooday xannuunka Covid-19 Somaliland, waxaana xanuunkan laga helay 6 qof oo kale.
Tiradda xannuunkan u naf weyday ayaa noqonaysa 5 qof, halka dadka uu ku dhacayna ay noqonayaan 40 qof.
[contact-form][contact-field label=”Name” type=”name” required=”true” /][contact-field label=”Email” type=”email” required=”true” /][contact-field label=”Website” type=”url” /][contact-field label=”Message” type=”textarea” /][/contact-form]
qofka xanuunkan u dhintay ayaa dhowaan laga soo qaaday magaaladda Berbera.




















