Wararka Dalka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland oo gaadhsiisay Xabsiga Wajaale Qalabka Cudura Safmareenka ah ee Covid-19 By Khadar Maxamed - June 6, 2020 0 697 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Tog-wajaale (Dawan) Wasaaradda Cadaaladda Somaliland ayaa gaadhsiisay xabsiga magaalo xuduudeeda Tog-wajaale Qalabka ka hortaga xannuunka Covid-19. Waxaa taliyaha xabsiga la tusay agabkan iyo sida loo isticmaalayo.