Waxaan Ogaaday Inaan Qani Ahay!

0
615

Sandin Sidani oo ah ciyaartow xulka Faraniiska u ciyaara ayaa sheegay in markii uu yaraa uu aad u muroogin jiray isla markaana u ooyi ka dib markii uu waayay kabo uu kula ciyaaro kubadda saaxiibadii. Sidan aya intaasi ku daray in maalin uu arkay nin curyaan ah oo an isaguba cago lahay, maalintaasi ayaa ogaaday ayuu yidhi sida aan taajir u ahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here