Wararka Dalka Shaqaalaha Dowladda oo la fasaxay Muddo kooban By Khadar Maxamed - June 25, 2020 0 863 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (Dawan) War qoraala oo ka soo baxday xafiiska gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dowlada ayaa lagu caddeeyay in shaqaalaha dowladu fasax yihiin, xuska 26 juun awgeed.