Hindiya:37 Sano Ayaanu Xiirin Timihiisa

0
575

Waa Oday u dhashay dalka Hindiya, ayay u dhasheen toddoba hablood oo isku xiga. Wakgtigaasi ayuu balan ku qaaday in aanu timihiisa xiirin isla markaana aanu maydhin tan iyo inta uu ka dhalayo wiil.
Mudadaasi ayaa ku qaadaty 37 sano, wlina uma suuragelin arintaasi. Waxaana uu gaadhay wakhtigan muuqaalkaasi da’da ah ee ka muuqda Sawirka.
 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here