Xanjada Oo Waxyeelaysa Muruqyada Daanka

0
540

Cilmi baadhis cusub aya a daaha ka fayday in calaashiga xanjadu uu horseedo dhibaatooyin badan oo ay ka mid yihin:
In Haddii qofku joogteeyo calaashiga xanjada iyadoo markasta afaka lagu hayo, waxay dhibaato ku keentaa ciradka.  Waxa kale oo ay sababtaa xanuun ku dhaca ilkaha , gaar ahaan muruqyada daanka iyo isgoysyada, iyadoo taasina sababta madax xanuun ku dhaca qofka.
Calaashiga joogtada ah ee Xanjadu  waxa kale oo uu keena inuu qofku mar kasta uu baahdo raashin taasi oo ku keenaysa inuu miisaankiisu kordho.
Calaashiga xanjadu wuxu keenaa xanuuno caloosha ku dhaca iyo barar, waxaana u sabab ah, iyadoo uu qofku liqo hawo badan oo xad dhaaf ah marka uu calaashanayo, taasina ay waxyeelo gaadhsiiso Caloosha.  (Health and Nutrition Newspaper).

Leave a Reply