Weriye Khalday Magaca Madaxweynaha Uu Waraysanayay

0
379

Tv Munikh ee dalka Jarmalka oo waraysi ka qaadayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Istooniya Mr.Toomas Hendrik aya ka cadhaysiiyay madaxweynaha ka dib markii uu weriyiha barnaamijka hagayay uu dhawr jeer khalday magaca madaxweynaha.
Waraysigan oo wakhtigaasi toos u socday (live) ayuu madaxweynuhu ka saxay weriyaha magaciisa dhawr jeer. Arintan aya markii danbe keentay in barnaamijkii oo socda uu madaxweynuhu ka baxo Istudyaha isla markaana joojiyo waraysigii isagoo ka cadhooday sida uu ugu dhawaaqayo weriyuhu magaciisa , isagoo mar kasta u baahan in laga saxo.
 

Leave a Reply