Maldive: Jamhuuriyad Islaam ah

0
437

Waa Jasiirad ku taalla badweynta Hindiya, iyo badda Carbianka, waxa gumaystay Ingriiska iyadoo xoriyadda ka qaadatay 1965.   HIndiya ayay ka xigtaa dhinaca koonfur galbeed qiyaas dhan 370 km, iyadoo 750 km u jirta Sirilanka. Madaxweynaha Jasiiradan waa Abdulla Yamen. Tirada dadkeedu  sanadkii 2013 waxa lagu qiyaasay 393 kun. Waa Jasiirad barwaaqo ah oo dadkeedu ay yihiin 100% muslim.  Waxay leeyihiin lacag u gaar noloshooduna  waa mid aad u saraysa. Amaan iyo dhaqaale fiicana haysta.

Sawirka muuqada  waa dadkii oo ka soo baxay Salaaddii subax oo aad moodo inay Salaad duhur ka soo tukadeen.

Leave a Reply