Dukaanka Iibiya Kiniinka Faraxadda

0
502

Dalka Holand ayaa laga furay dukaankii ugu horeeyay ee iibiya kiniinka faraxadda dunida . Waxaan la sheegay in dukaankan loo bixiyay Ecstasy. Waxaana la sheegay inuu ka kooban yahay daroogooyin kala duwan oo qofka ilawsiinya werwerka, soona daynaya dheecaanada faraxadda jidhka.
 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here