Sawirada Naxdinta Iyo Farxadda Ee Dunida Caanka Ka Noqday

0
372

Sawirad muuqaalada ah ee la soo bandhigo ayaa muujiya farxad ama naxdin taasi oo markiiba la fahmo, ayaa keena in markiiba iyadoon la adeegsan boqolal eray iyo kelmado kala duwan.
Wargeyska Kyoum ayaa so bandhigay muuqaalo sawiro ah oo kala duwan oo noqday kuwo aduunka ugu caansan, naxdin iyo faraxad iyo rajona ay ku ladhan tahay.  Dadka ku nool Tabiit ayaa aaminsan in marka beerka lagu soo socod ay taasi keenayso inuu qofku naftiisa ka daahriniayo dunuub.
Ninkan ayay isagana ka muuqaata naxadin ka dib markii uu yimi gurigiisa oo burburay dhul gariir dhacay awgeed.
Kooxdan oo iyana u dhashay dalka Hindiya ayaa ku  indho beelay bishii December sanadkii   ka dib markii ay cabeen sharaab kimiko sun ahi ay ku jirtay. Wershada sharaabka samaysay ayaa kuna taallay magaalada Bhopal. Isku day kasta oo dhinac caafimaadka oo la isku dayay in aragooda loogu soo celiyana waa lagu fashilmay. Waxaana ka muuqda muuqaal werwer leh.
 

Leave a Reply