Kaluun Subax Hore Lagu Arkay Waddo Muhiim Ah

0
286

Kumanaan ton oo Kalluun ah ayaa laga ururinyay dariiqa muhiimka ah ee maagalada magaaladda ku taalla dalka Shiinaha ee Keile. Kaluunka oo markii aan la fahmin sababta halkan keentay ayaa mar danbe la ogaaday in gaadhi siday kaluunkaasi oo xamuulka qaboojiyaha leh ahaa uu ka daatay ka dib markii uu furmay albaabka danbe.

Leave a Reply