Nin Huwaday Malaayiin Shinni ah

0
368

Nin Shiine ah ayaa ku galay buugga diiwaanka dhacdooyinka  naadirka ah  in ka badan boqol kiiloo oo shinni ah  oo dul buuxisay oogadiisa.
Ninkaasi ayaa waxa ay shaqadiisu ahayd shinni dhiqida kadibna si uu u sameeyo dhacdo yaab leh ayuu malaayiin shinni ah  u huwaday, taas oo korkiisa ku wada xoontay,isna dul baxday sidii caws la tuulay.
Shaqaalaha la ilaalinayay shinnida oo ay ku dhaqanayd  magaalada  Tai’an  City ee gobolka Shiinaha ee  Shandong.
Shaqaalahaasi ayaa ka caawinayay in ay kolba boqolaal shinni ku so oaf rogaan ninkaasi qaada rikoodhka shinnida oo la yidhaa  Gao Bingguo.
 

Leave a Reply