Libaajo Casri Oo Xayawaanka Loogu Maydho

0
470

Haddii aad wax badan maqashay libaajada gaadiidka,  iyo qasaaladaha dharka lagu maydho. Waxa iyana jirta libaajada Eyda  libaajooyinka aya ka jira dalal badan oo dunida ah , si loogu nadiifiyo xayawaanada Ey dadku dhaqdaan. Goobahan ayaa adeegsada mishiin u gaar ah oo loogu talo galay Eyga laguna gacaabo Dog Washing Machine ( Qalabka Eya loogu maydho). Qalabkan ayuu curiyay nin Faransiis ahi isagoo markii ugu horysay ku bilaabay magaaldii uu ka soo jeeday ka dibna Ingriisk ilaa Japn. Eyga yar aya qiimaha loogu maydha yahay 13 Gini Ingriiska kan weyna 22 Gini. Iyadoo Bisaduhuna ay la qiimo yihiin Eyda. Waxa kale oo qalabka ku jira Shaambo iyo  qalabka heer kulka oo lagu qiyaaso hadba inta ay tahay da’da Eygu.
 

Leave a Reply