Maxay Dadku Cadaw U Noqdaan?

0
662

Daraasad cusub oo dhowan ay samaysya jaamacdda Novosebrec ee Ruushka ayaa cadaysay laba jiir oo rabaayad ah oo midkood uu ahaa cadaw aad u xun kan kale uu ahaa mid degan lagu sameeyay baadhis xeel dheer.
Kooxdan cilmi baadhista samaysay ayaa sheegtay in sababta u weyn ee qofku inuu cadow noqodo keentaa ay tahay iyadoo qaybo ka mid ah unugyada maskaxdiisa ay dhintaan. Unugyadan ayaa dhinta wakhtiga hore ee ay maskaxdu koraysay sidaas darted caruurnimadiisa ayuu bilaaba xumaanta iyo cadawaadda.

Leave a Reply