Dalka Turkiga doorashadii baarlamanka ee todobaadkan dhacday waxa dadkii codeeyay ka mid ah oday 130 jir ah. Odaygan oo lagu magacaabo Muxamed Isni ayaa ka codeeyay magaalada Irwa ee koonfur Turkiga.
Odayga ayaa codka siiyay xubno uu awoow u yahay oo doorashada ku tartamayay. Cod bixiye Mr.Isni ayaa sheegay inuu muujinayo in doorashooyinku yihiin muhiim iyo weliba kuwo nabadda dhisa kana qayb qaata.