Carruur ka badan 500 oo ku Dhimatay Yemen'

0
292

Hayadda Qaramada Midoobay ee daryeelka carruurta, ayaa sheegtay  in kabadan shan boqol oo carruur ay ku dhimatay dagaalka Yemen lixdii bilood ee la soo dhaafay.
UNICEF ayaa sheegtay in ugu yaraan toddobo boqol oo kale ay dhaawacantay iyo inay in kabadan 1.7 milyan oo carruur ay qatar ugu jiraan nafaqo daro.
Saraakiisha UNICEF ee Yemen, ayaa sheegay in dagaalka maalin walba ay carruurta u arkaan in rajadoodii mustaqbalka ay sii dhamaanayso

Leave a Reply