Tartamada Dadka Gaboobay!

0
411

Robert Marchand,  oo da’diisu tahay  105 sano   ayaa sameeyay riikoodh cusub oo dhinaca tartanka dadka waaweyn ee dhinaca baaskiiladaha ah. Odaygan ayay ku qaadatay in 14 mayl uu ku gaadho hal saac.

 

Taasi oo qiyaas ahaan u dhigmaysa in 100 Km, ay ku qaadan lahayd inuu ku daboolo 4 saacadood iyo 17 daqiiqo.

 

Qiyaasta socodkiisa ayaa celcelis ahaan noqday inuu jarayay 23 km/ Saacadii. Tartankan oo lagu qabtay magaalada Liyon ee dalka Faransiiska  ayuu Robert ku guulaystay kaalinta koowaad iyo rikoodhka cusub ee uu sameeyay.

Leave a Reply