Laba islaamood oo daโdoodu gaadhay 80 sanno oo wada sheekaysanaya ayaa idaacadda ka maqlayย in la guursaday gabadh 60 sanno jirtay taasi oo aad uga yar labadooda.
Labada islaamood midkooda ayaa la yaabtay waxa gabadha 60 sano gaadhay ku keliftay inay guursato. ย Waxaana ay Islaanta ay saaxiibka yihiin ee la sheekaysanaysa weydiisay:โ Walaalo, waan yaabaye horta goorma ayay Dumarku raga ka maarmaanโ?.ย Islaanta saaxiibadeed ahi maba qirsani inay weli daโ gaadheen labadooduba waxaana ay ugu jawaabatay โ. Walaal Wakhtigaasi Allah ha ina gaadhsiiyoโ. Noloshu lamaane kama maaranto inkasta oo daโ jirto.






















